Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Marka ay qoyska kala tagaan oo uu yimaado furiin waxeey saameeyn xoogan ku yeelataa koriimada caruurta,waxbarshda ,caafimaadka iyo aqlaaqda carruurta sida uu sheegay Cabdi rashiid cumar gaaboow oo ka mid ah Waaladiinta Jowhar.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.