Wasaaradda Arrimaha Guddaha oo daahfurtay Tababarka Tababarayaasha (ToT).

0
220

JOWHAR (Radio isnaay) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka & Dib u Heshisiinta XFS Mud.Saciid Cabdullahi Calasow ayaa Maanta daahfuray Tababarka Tababarayaasha (ToT) ee Mac-hadka dowladaha hoose kasoo in Muddo ah ka socon doona Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliyeed.

Tababarkaan ayaa waxaa ka qayb qaadanaya Dhammaan Shaqaalaha Dowladaha hoose ee dowlad Goboleedyada dalka iyo Maamulka Gobolka banaadir.

Agaasimaha Guud ayaa kula dar daarmay ka soo qayb galayaasha Tababarkaan in ay sii gudbiyaan oo ay ka faa’ideystaan ​​aqoontii ay ka kororsadeen Tababarkaan muhiimka ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here