Golaha Wasiirada oo ansixiyay Miisaaniyada rubaca labaad ee sanadka

0
383

Jowhar ( Isnaay Radio)- Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayay Ra’iisul Wasaare  Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyey Miisaaniyad KMG ah oo dhan $ 206,474,223, taas oo loo qoondeeyey howl fulinta dowladda ee bilaha   April ilaa June ee sanadkaan.

warbixintaan waxaa inoo soojedinaya;-Cabdiraxman Sheih Maxamed

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here