Macalimiinta Jowhar oo Bulshada Ugu Baaqay in ay ka shaqeyaan Horumarinta Waxbarashada.

0
351

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Cabdi kariin Aadan Cumar oo ka mid ah Macalimiinta wax ka dhiga dugsiyada sida gaarka loo leeyahay ee ku yaalla Magaalada Jowhar Ee Caasimadda Hirshabeelle Ayaa waxaa uu ka warbixiyay qiimaha bulshada ay leedahay barashada Cilmiga.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here