Jowhar – ( Radio isnaay ) – Si loo tayeeyo shaqaalaha ka sahqeeya ganacsiyada Jowhar waxaa loogu baaqay ganacsatada in xirfado wanaagsan ay siyaan shaqaalahooda si loo horumariyo deegaanka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.