Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleeyda ku waraabta wabiga shabelle oo xillina biyo yaraan soo wajahdaa xillina fatahaad si taas looga baxo waxaa ganacsatada loogu baaqay in iskaashi la sameeyo.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.