Nin dhintay isagoo gacalisadiisa si cajiib ah guur uga dalbanaya

0
147

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Nin u dhashay dalka Mareykanka ayaa biyo ku geeriyooday xilli uu gacalisadiisa guur ka dalbanayay isagoo biyaha hoostooda ku jira, waxaana markaas ay lamaanahan damaashaadka fasaxa u joogeen dalka Tanzania.

Steven Weber iyo saaxiibaddiis Kenesha Antoine ayaa marka ay musiibadan dhaceysay waxay ku sugnaayeen dhisme biyaha dhexdeedo laga sameeyay oo ku yaalla xarunta dalxiiska ee Manta Resort, ee duleedka Jasiiradda Pembe.

Muuqaal lasoo galiyay baraha bulshada ayaa laga arkayaa Mr Weber oo biyaha hoostooda ku mukhuurtay si uu guur uga dalbado Ms Antoine.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here