Tababarka Xeerka sumada ganacsiga oo Maalinta labaad ka socda Magaalada Boosaaso.

0
182

Jowhar – ( Radio Isnaay )  -Wasaaradda Ganacsiga warshadaha iyo Maalgashiga Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Magaalada Bosaaso ku daah-furtay xeerka sumada ganacsiga Dowlad Goboleedka puntland.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here