Qoysas Danyar ah oo ka Faa’ideystay Gurmad Biyo Dhaamin ah oo laga Sameeyay Dulleedka Jowhar.

0
197

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In kabadan laba boqol oo Qoys ayaa ka Faa’ideystay Gurmadkan Biyo Dhaaminta ah ee ay Maanta Ururka Haweenka gobolka shabeellaha dhexe iyo Kan Degmada Jowhar ka Sameeyeen Tuulooyinka Hoosyimaada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalle Cusmaan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here