Beeraleyda Magaalada Jowhar Oo sheegay  in ay ku dadaalayan in uusan joogsan tacabka beeraha

0
178

Jowhar (Isnaay Radio)- Cabdullahi Xuseen Bees oo kamid beeraleyda magaalada Jowhar ee caasimada Hirshabelle ayaa sheegay in haatan ay wadaan dadaadlo si uusan u joogsan tacabka beeraha maadaama webiga uu biyayareeyay,isagoona xusay in haatan ay daawooyin isticmaalaan..

warbixintan waxaa noosoojeedinayaa;-Maxamed Abuukar Cabdiraxman

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here