Guddiga dhismaha masjidka Cusmaan binu cafan ee magalada  Jowhar oo dalbaday in laga taagero  dhismaha masjidka

0
181

Jowhar (Isnaay Radio)-Guddiga dhismaha masjidka Cusmaan binu cafaan ee waaxda baryare xaafada Hantiwaag ee Magalada Jowhar ayaa  dalbaday in laga gacan siiyo dhismaha masjidka oo la dhagax dhigay,Qaar ka mid ah culimada magalada jowhar ayaa dadka muxsiniinta ah iyo ganacsatada ka codsadeen in ay ka qeyb qataan dhismaha masjidka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here