Qaar ka mid ah Gobollada dalka oo wajahaya Abaaro daran oo sameeyay dadka iyo Xoolaha.

0
169

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa sii xoogeysanaya qeylo dhanta abaaraha ka jira dalka guud ahaan iyado laga deerinayo in xoolo badan ayaa dhintay halka qoysas badana ay ka barakaceen deegaanadooda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here