Beeraleeyda Magaalada Jowhar  oo ka Hadlay isbadalka cimilada Dalka.

0
184

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleey badan ayaa ka cabanaya qasaaro ka dhashay isbadalka cimilada taasi oo keentay wax yabao aan haray loo arki jirin sida uu sheegay shariif cali shariif maxamuud oo kamid ah beeraleeyda jowhar

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here