Munaasabadda Maalinta Haweenka 8-da Marso oo lagu qabtay Magaalada Jowhar.

0
212

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Munaasabad lagu xusayay Maalinta Haweenka adduunka ayaa lagu qabtay Magaalada Jowhar waxaana ka soo qeybgalay Wasaaradaha Haweenka iyo Beeraha, Ururada dhalinyarada iyo Haweenka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here