WARARKA Wasaaradda Dhalinyarada Hirshabeelle oo Jowhar ka Daahfurtay Mashruuc Shaqo Abuur. By admin - March 8, 2022 0 222 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mashrucaan laga daahfuray magaalada Jowhar ayaa waxaa ka faa’ideysan doona guud ahaan dhalinyarada ku nool Xaafadaha Jowhar. Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2022/03/WAR-CABDI-WELI-MASHUUC-DHALINYARO.mp3 Share this:FacebookX