Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleeydan ku dhaqan tuulada cali-fooldhere ee duleedka degmada mahadaay ayaa sheegay in cudurka malabisada loo yaqaan uu ku dhacay beerahooda gaar ahaan digirta oo la filayay marka beeraha galeeyda ka soo go,do ee beerta firaaqoowdo la soo gurto si digir badan looga helo.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.