Aqoonyahanada Jowhar oo loogu Baaqay in Tageeraan Dadka Aan Waxbaran.

0
133

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Waxaa jira caruur badan oo anan heysan waxbarasho taas oo sababtay in dugsiyo badan lagu dhigto lacago waxana dhalinyarada waxbaratay loogu baaqay in caruurta ay ukordhiyaan aqoontooda.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here