Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug oo meel wanaagsan maraya.

0
178

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Waxaa meel wanaagsan maraya dhismaha Garoonka diyaaradaha magaalada Galdogob, kaas oo ay hirgalinayso Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here