Guddiga gurmadka abaaraha oo gargaar gaarsiiyay dadka ay abaarta saameysay

0
319

Jowhar – ( radio isnaay ) – Guddiga gurmadka abaaraha ee uu magacaabay Ra’iisal wasaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gurmad kala duwan gaarsiiyay dadka ay abaartu saameysay eek u dhaqan mgaalooyin kala duwan oo dalka ah.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here