Jowhar – ( Radio isnaay ) – Boqool qoys oo ku nool deegaanka cali fooldheereere oo hoostagta degmada mahadaay ee gobalka shabelleha dhexe ayey biyo la,aan baahsan ka jirta kadib markii hal ceel oo kuwa bamka gacanta ku shaqeeyo ay biyihii noqdeen qaraar sida uu sheegay Axmed Nuur Macallin oo ka mid ah dadka deegaank.
Warbixintan waxaa inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.