Jowhar – ( Radio isnaay ) – Qoysaska ku nool Kaamamka Barakacyaasha ee Magaalada Baladweyne ayaa waxaa soo wajahday Biiyo la’aan bahsan kadib markii ii biiyo yareyay Wabiga Shabeelle.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.