WARARKA Maamulka iyo shacabka Magaalada Gaalkacyo oo ku dhawaaqay Olole nadaafadeed. By admin - February 25, 2022 0 214 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio isnaay ) – Maamulka iyo shacabka magaalada Gaalkacyo ayaa bilaabay olole Nadafadeed oo lagu qaadayo qashinka faraha badan ee yaalla xaafadaha magaaladaasi. Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2022/02/TTTTT.mp3