Arsenal Oo Waqtigii Geerida Guul Ka Gaartay Wolves Ka Dib Dhibaato Ay Mareen.

0
258

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Ka dib qasaaro badan , ugu dambeyn Arsenal ayaa guul laba gool iyo hal ah waxa ay ka gaareen Wolves oo waqtigii dheeriga ayay ka dhaliyeen Wolves Lagazeta ayaana looga mahad celinayaa

Sheekada ciyaarta :Arsenal waxa ay ka sheegteen dhameystirka afka hore waxaana ugu darnaa weeraryahankooda Lagazeta kaasi oo eedeyn badan isu soo jiidaya

Arsenal  waxa ay ciyaartooydeyda ku bilaabeen ciyaarta quudhsi iyo kalsooni ka bad basi ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here