Jowhar – ( Radio isnaay ) – Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi oo uu wehliyo Safiirka Jamhuuridda Federaalka Soomaaliya u jooga Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta, Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa ka qeyb galay munaasabad heshiis is-af-garad (MoU) ay ku kala saxiixdeen Bankiga dhexe ee Soomaalya iyo Masar.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.