Jowhar – ( Radio isnaay ) – Inta la xaqiijiyay laba Ruux ayaa ku geeriyootay laba kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib shil Gaari oo ka dhacay duleedka Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar Puntland.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.