Barcelona Oo Garaacday Napoli Iskana Xaadirisay Wareega Xiga Ee Europa League.

0
166

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Kooxda Barcelona ayaa guul weyn oo muhiim ah ka gaadhay kooxda Napoli iyaga oo iska xaadiriyay wareega xiga ee tartanka Europa League kana dhacay garoonka Diago Maradona.

Barcelona ayaa si dar-dar leh ku bilaabatay ciyaarta iyaga oo doonayay in ay dhaliyaan goolal badan oo ay ku dilaan ciyaarta si ayna u gaadhin rikoodhayaal iyo wakhti dheeraad ah.

Daqiqiadii 8-aad ayay Barcelona dhalisay goolka 1-aad ee ciyaarta waxana u dhaliyay xiddiga Jordi Alba kaas oo hogaanka u dhiibay kooxdiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here