Itoobiya oo ganacsiga bangiyada u fureysa shirkadaha caalamiga ah.

0
216

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dowlada Itoobiya ayaa qorshaynaysa in ay ganacsigeeda bangiyadeed u furto tartan shisheeye sida ugu dhakhsaha badan marka uu baarlamaanku meel mariyo siyaasadaha oggolaanaya maalgashiga caalamiga ah, sida uu sheegay Abiy Axmed, isaga oo tilmaamayay dib u habeyntii ugu dambeysay ee dhaqaalaha Itoobiya.

Ra’siul Wasaare Abiy Axmed ayaa markii uu xafiiska la wareegay sanadkii 2018, waxa uu ballan qaaday in uu dib u habeyn weyn ku sameyn doono qeybaha isgaarsiinta iyo maaliyadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here