Maamulka Degmada Jowhar oo ka warbxiyay kulamo ay laqaateen Hey’addo kasocday UN-ka

0
308

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka Degmada Jowhar ayaa  kawarbxiyay kulamo ay laqaateen Hey,ado kasocday UNka oo Mashaariic ka hergalin doono magalada Jowhar caasimada hirshabelle Gudmiyaha degmada jowhar cusaman maxamed muqtar barey aya shegay in ay rajo wanagsan ka qaban hergelinta mashaaricda kala duwan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here