Dadka ku shaqeysta farsamada gacanta oo ku soo Badanaya Magaalada jowhar.

0
250

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaro badan ayaa nolosha ka raadiya shaqooyinka farsamada gacanta si ay nolosha qoysaskooda ugu maareeyaan Waxaana ka mid ah kuwa  dib u habeeya alaabooyinka ay ka mid yihiin jalmada shaaha lagu kariyo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here