Chelsea Oo Taariikh Ingiriiska Ah Ku Gashay Guushii Lille Ee Champion-ka.

0
452

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Chelsea ayaa taariikhda kubadda Ingiriiska isku qortay ka dib guushii xalay ee Lille

Laba gool oo nadiif ah ayay Chelsea ku badiyeen waxa uuna ka tirsanaa lugta koowaad ee wareegga 16-ka Championka waxaana la joogay garoonka Chelsea

Shabakada Opte ayaa sheegeysa in Chelsea noqdeen kooxdii ugu horeeyay ee Ingiriiska ah oo 5 guul is xigta garoonkeeda ku gaarta iyadoo Champion-ka la joogo magacaan cusub iyo kii hore ba  waliba qaabilin wax guul  ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here