Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo ka Warbixisay faafitaanka Cudurka jadeecada.

0
235

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dr. Muhudiin Muqtaar Macallin oo ah wasiiru-dowllaha wasaaradda Caafimaad Hirshabeelle ayaa sheegay in ay jiraan kiisas aan badneyn ee laga soo sheegayo tuulooyin hoos taga degmooyinka jowhar iyo mahadaay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa ; – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here