Halkee La Kala Marayaa Gooldhalinta Kabta Dahabka Yurub.

0
193

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tartanka Loogu jiro kabta dahabka ah ee gool dhalinta yurub ayaa sii xoogaysanaya xilli ciyaareedkan iyada oo ay ku tartamayaan gool dhaliyaasha qaarada yurub.

Xiddiga difaacanaya abaalmarinta ee Robert Lewandowski ayaa sii wada hogaaminta tartanka xilli ciyaareedkan kadib markii uu 2 gool ka dhaliyay kooxda Furth kulankii Bundesliga ee todobaadkan.

Lewandowski ayaa dhaliyay goolkiisii 28-aad ee Bundesliga xilli ciyaareedkan waxana uu hogaaminayaa tartanka loogu jiro gool dhalinta kabta dabahka ah ee xilli ciyaareedkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here