Man City Oo Go`aan Cusub Ka Gaartay Mustaqbalka Raheem Ee Qalcadda Etihad.

0
181

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa lagu soo waramayaa inuu fasax u siiyay kooxda inay isku dayaan inay heshiis cusub ka saxiixdaan Raheem Sterling.

27 jirkaan ayaa mustaqbal aan la hubin ku wajahaya Etihad wuxuuna heshiiskiisu dhacayaa 2023, waxaana lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo Barcelona xilli uu ku dhibtoonayay inuu si joogta ah ugu soo bilowdo kulamada Man City.

Raheem ayaa wadar ahaan sameeyay 13 gool iyo shan caawin 32 kulan oo tartamada oo dhan ah xilli ciyaareedkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here