Man United Oo Dhaqan Galinaysa Heshiiska Halka Sano Ee Xiddiga Diogo Dalot.

0
150

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda Man United ayaa isku diyaarinaysa in ay dhaqan galiso heshiiska halka sano ee dookha ah ee xiddiga Diogo Dalo sida ay sheegayaan wararku.

Xiddiga 22 jirka ah ayaa si joogto ah ugu ciyaara Man United isaga oo booska kala baxay xiddiga Aaron Wan-Bissaka isaga oo 90 daqiiqo ciyaaray 6-dii kulan ee ugu dambeeyay.

Diogo Dalo ayaa lala xidhiidhinayay bixitaanka Old Trafford marka uu dhoco hesiiskiisu laakiin Man United ayaa dhaqan galisay heshiiska hal sano ee dookha ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here