Dhaqaatiirta Jowhar oo ka hadlay faa’iidooyinka Naas-nuujinta ay u leedahay dhalaanka.

0
139

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Naasnuujita waa caano ilaaheey ugu talagalay in hooyada ay ku deyso cunugeeda durba marka ay dhasho Balse waxaa jiro hooyooyin badan ayaanan naaska siin carruurtooda xaalado kastaaba ha jirtee.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryma Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here