Bulshada Magaalada Jowhar oo loogu Baaqay in ay Sameystan Xirfado Ganacsi.

0
185

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dalka guud ahaan wali waxaa ka jira shaqo la’aan bahsan waxana hatani soo kordhay in dhalinyarada dhexdooda ay iswacyigaliyaan si ay u abuurtaan xirfado ganacsi oo u gaar ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here