Klopp Oo Ka Warbixiyay Xaalada Dhaawac Ee Diogo Jota.

0
191

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababaraha Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa k warbixiyay xaalada dhaawac ee xiddiga weerarka uga ciyaara kooxdiisa ee Diogo Jota.

Diogo Jota ayaa ku bilowday kulankii Inter Milan ee wareega 16-ka champions league laakiin xiddiga reer Portugal ayaa la badalay bilowgii qaybtii dambe ee ciyaarta.

Jota ayaa lagu badalay xiddiga Roberto Firmino kaas oo dhaliyay goolka 1-aad ee kooxda Liverpool intii uu socay kulankii Inter Milan ee champions League.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here