Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaarada Gargaarka Maareynta iyo masiibooyinka Soomaaliya ayaa deeq raashin ah ku wareejisay Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka dowlada goboleedka hirshabelle Hirshabeelle
Gargaankani ayaa waxaa loogu talo galay dadka ay saameysay abaaraha ee deegaanada magaalada beledweyne ee xarunta gobolka hiraan.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.