Bulshada Tuulada Bayxaaw ee dulleedka magaalada Jowhar oo ka cabanaya biyo la’aanta Wabiga Shabeelle.

0
308

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Guddoomiyaha Tuulada Beyxaaw oo hoostimaada magaalada Jowhar ee caasimada dowlad gobaleedka Hirshabelle Nuux Aadan Axmed ayaa sheegay in haatan xaalad biyo la’aan ah ay kajirto Tuuladaasi maadaama uu biyo yareeyay biyihiisana ay wasaq noqdeen Webiga Shabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeednaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here