Maamulka Jowhar oo dalka Ruwanda uga qeyb galaya Shir ku saabsan Horumarinta Degmooyinka Soomaaliya.

0
234

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Duqa Degmada Jowhar Mudane saalax mudeey cali Ayaa Magaalada Kigali ee Caasimadda Dalka Rwanda kaga qeyb galay Shirka Madasha Gudoomiyaasha Degmooyinka Soomaaliya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here