Wasaarada Caafimaadka Hirshabeelle oo Jowhar ka biloowday Tallaalka Cudurka Dabeeysha.

0
228

Jowhar – ( Radio Isnaay) – Wasiru dowlaha wasaradda caafimadka hirshabelle dr muxudiin muqtar mucalim ayaa ka warbixiyay xaladaha cafimad ee degnada maamulka hirahabelle.

Waxa uu wasiiru dowlaha sheEgay in ay jowhar iyo deeganada ku xeeran ay ka  bilaaben talaalka booliyada  oo laga tilaalayo caruurta ka yar shanta sano si ugu noqdo ka hortag.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here