Dowladda Jabuuti oo gacanta Soomaaliya dib ugu soo celisay dhismaha faracii Bangiga Dhexe.

0
352

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Safiirka Soomaaliya ee dalka Jabuuti Salaad Cali Jeelle oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa sheegay in safaaraddu ay ku guuleysatay inay ka shaqeyso sidii dowladda Jabuuti ay gacanta dowladda Soomaaliya dib ugu soo celin laheyd dhismayaal uu ku jiro dhismihii Bangiga Dhexe ee Soomaaliya, faraciisa dalka Jabuuti.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here