Ururka Dhalinyarada Gobolka Sh/Dhexe oo Deeq Gaarsiiyay Dugsigga Daryeel Agoon.

0
233

Jowhar ( Radio Isnaay)- Guddoomiyaha Ururka Dhalinyarada gobalka Sh/dhexe Fartuun Aadan Xeefow iyo xubno kale oo katirsan ururka ayaa deeq nuucyo kala duwan leh waxa ay gaarsiiyeen Dugsiga Daryeel Agoon oo ay si lacag la’aan ah wax kaga bartaan caruur Agoon ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here