Tiro Carruur Ah Oo Ugeeriyootay Shuban Biyood Ka Dilaacay Tuulada BuurFuule Ee Degmada Mahadaay

0
381

Jowhar ( Radio Isnaay)-Tuulada Buur fuulle oo ka mid Deegaanada Hoostaga Degmada Mahaaday Ee Gobolkani Shabeellaha Dhexe Ayaa Waxaa ka dilaacay Cudurka Shuban Biyoodka kaasi oo Soo ritay Carrurta, Gudoomiyaha Tuulada Maxamuud Cumar Isaaq oo wax ka weydiinay Xaaladaha Caafimaada Ayaa Radio Isnaay U sheegay in Tiro Carrur ah ay ugeeriyoodeen Xanuunka Shuban Biyoodka.

Warbixintaan waxaa soojeedinayo:-Cabdiweli Axmed Hilowle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here