Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo loogu baaqay in ay waxbarashada ku dadaalaan

0
173

Jowhar ( Radio Isnaay)-Mudooyiinka dambe waxaa sii badanayay dhalinyarada waxbaratay inkastoo ay weli jiraan dhalinyaro badan oo kasiijeedo waxbarashada,waxaana haatan dhalintaas loogu baaqaya in waxbarashada ay usoo jeestaan isamarkaana ay ku dadaalaan.

Warbixintaan waxaa soojeedinayo:-Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here