Dowladda Qatar oo shaacisay inay kordhineyso taageerada ay siiso Soomaaliya.

0
183

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Gaadiidka Xukuumadda Soomaaliya Duran Axmed Faarax ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawladda Qatar ee Soomaaliya Xasan Bin Xamsa Hashem waxayna kawada hadleen iskaashiga labada dal iyo sidii kor koogu sii qaadi lahaa.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here