Warbixin Gaar ah Oo Ku Saabsan Maalinta Raadiyaha Adduunka 13 February.

0
231

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Maalinta Raadiyaha Adduunka ayaa maanta oo kale loo dabaaldegaa sanadkasta, sandkaan 2022 waxaa uu ku soo beegmay sanad uu shaqo badan qabtay raadiyuhu maadaama uu dunida ka dilaacay cudurka ‘Covid-19’, Raadiyahuna waxaa uu kaalin muuqta ka qaatay sidii dadku loo wacyigalinlahaa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here