Jowhar (Idaacadda Isnaay) dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan Maalinta Caalamiga ee Haweenka iyo Gabdhaha Sayniska ee Idaacadda Isnaay ee Magaalada Jowhar.
Barnaamijkan Gaarka ah Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.