Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka iyo Gabdhaha Sayniska, oo loo dabaaldego 11 Febraayo, waxaa hirgeliyay UNESCO iyo UN-Women oo ay iskakaashadeen hay’adaha iyo la-hawlgalayaasha bulshada rayidka ah oo ujeeddadoodu tahay in kor loogu qaado haweenka iyo gabdhaha sayniska.
Warbixintan Gaarka ah waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.