Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Liverpoal ayaa nasiinada ugu dirtay Leicester City hal gool oo nadiif ah xilli labada goolhaye ay sameeyeen bad baadooyin cajiib ah.
Leicester City ma xumeyn inkastoo daafac ay u badnaayeen waxa ayna door bidayeen kubadaha rogaal celiska ah .
Liverpool waxa ay ku wacnayeen isku balaarinta garoonka iyo dadajinta kubadda waxaana u sii dheereyd in durba kubadda ay soo ceshanayeen marka cagtooda ka baxdo.